dcsimg

Dib Qallooc ( Somali )

provided by wikipedia emerging_languages
 src=
Dabaqaroof

Dib Qallooc ama Dabaqaroof (Af-Carabi: عقرب Af-Ingiriis: Scorpion) Bahal yar oo caarada la bah ah oo ku nool dalalka kulaylaha ah. Wuxuu leeyahay lix lugood iyo labaciddiyood oo sida birqaabka wax u qabta iyo dabodheer oo xubno leh oo kor u qaroofan oo ku dhamaata caarad daloosha oo wax mudda oo uu waabaayada ka dhiijiyo; qaniinyadiisu waa xanuun badantahay, kolkolna waa loo dhintaa. [1]

Tilmaan

waa bahal yar oo sun leh. dabaqaroof waxaa lagu aqoonsan karaa, dabadiisa, oo soo qaloocan, oo mici sun ah fooda kuleh, iyo labo gacmood oo wax ku qabsado. dabaqaroofka wee kala duwanyihiin, qaar waaween ayaa jiro, kuwo neh waa jaalo. mid waxaa jiro la dhoho Cirbadii dhimashada, waa dabaqaroofka uugu sunta badan aduunka, oo qof bini aadan ku dili karo, daqiiqado gudahood.

Tixraaca

  1. http://qaamuus.net/jawaabta.php
license
cc-by-sa-3.0
copyright
Qorayaasha Wikipedia iyo tifaftirayaasha

Dib Qallooc: Brief Summary ( Somali )

provided by wikipedia emerging_languages
 src= Dabaqaroof

Dib Qallooc ama Dabaqaroof (Af-Carabi: عقرب Af-Ingiriis: Scorpion) Bahal yar oo caarada la bah ah oo ku nool dalalka kulaylaha ah. Wuxuu leeyahay lix lugood iyo labaciddiyood oo sida birqaabka wax u qabta iyo dabodheer oo xubno leh oo kor u qaroofan oo ku dhamaata caarad daloosha oo wax mudda oo uu waabaayada ka dhiijiyo; qaniinyadiisu waa xanuun badantahay, kolkolna waa loo dhintaa.

license
cc-by-sa-3.0
copyright
Qorayaasha Wikipedia iyo tifaftirayaasha