dcsimg

Yeey ( Somali )

provided by wikipedia emerging_languages

Yeey ama Uubato (Af-Carabi: ذئب; Af-Ingiriis: wolf) (magaca Saynis: Canis lupus) waa xayawaan duurjoog ah oo xoolaha iyo dadka cuna. Yeeygu waa bahal ku nool keymaha meelo badan oo dunida ah ooy ka mid tahay Yurub, Aasiya iyo Woqooyiga Ameerika.

Bahalkaan waxoo ku noolyahay meelaha ee ka baxaan geedaha waaweyn iyo duurka.

Muuqaalo

Sidoo kale fiiri

Xigasho

license
cc-by-sa-3.0
copyright
Qorayaasha Wikipedia iyo tifaftirayaasha

Yeey: Brief Summary ( Somali )