dcsimg

Roob la Dhac ( Somali )

provided by wikipedia emerging_languages

Roobla dhac[?] (Af-Ingiriis: Red Velvet Mites ama Rain Bugs) magaca Saynis Arachnid, waa cayayaan (xasharaad) ka mid ah bahda dulinka yaryar taasi oo midabkeedu yahay casaan (gaduud), meelaha qaar ku nool carada, dhirta iyo xayawaanka. Dulinkani wuxuu qaniinta noolaha ay saaran tahay si ay uga hesho dhiig ay ku noolaato.[1]

 src=
Nooc ka mid ah

Dulinkani wuu ka duwan yahay shillinta iyo gofaneha.[2]

Qoraalka gudaha oo kooban

Magaca

Faallo

Trombidium.jpg

Roob la dhac Waa noole ka mida cayayaanka la helo xiliyada roobka iyo rayska. Waxay isku bah yihiin caarada, kuwa ugu yaabka badan cayayaanka ayuu ka mid yahay, marka labku rabo in uu u tago dheddigga wuxu minadiisa ku shubaa laan ama caleen geed, ka dib na wuxu jeexaa dhabbo tilmaameysa halka minadiisa uu dhigay, dheddiga ayaanka badan ee hela dhabbahaas ayaa raaca, ka dib na ku fariisata minadii, halkas oo ay ku rinto.

Qoraalo Kale

Tixraac

  1. L. Conradt, S. A. Corbet, T. J. Roper, E. J. Bodsworth (2002) Parasitism by the mite Trombidium breei on four U.K. butterfly species. Ecological Entomology 27(6):651-659
  2. Zhang, Zhi-Qiang (1998) Biology and ecology of trombidiid mites (Acari: Trombidioidea) Experimental & Applied Acarology 22:139-155 PDF
license
cc-by-sa-3.0
copyright
Qorayaasha Wikipedia iyo tifaftirayaasha

Roob la Dhac: Brief Summary ( Somali )

provided by wikipedia emerging_languages

Roobla dhac[?] (Af-Ingiriis: Red Velvet Mites ama Rain Bugs) magaca Saynis Arachnid, waa cayayaan (xasharaad) ka mid ah bahda dulinka yaryar taasi oo midabkeedu yahay casaan (gaduud), meelaha qaar ku nool carada, dhirta iyo xayawaanka. Dulinkani wuxuu qaniinta noolaha ay saaran tahay si ay uga hesho dhiig ay ku noolaato.

 src= Nooc ka mid ah

Dulinkani wuu ka duwan yahay shillinta iyo gofaneha.

license
cc-by-sa-3.0
copyright
Qorayaasha Wikipedia iyo tifaftirayaasha